WARARKA

Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo maanta gaaray Warshiikh

Madaxweynayaashii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaallo xeebeedka Warsheekh ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo...

Reysulwasaaraha oo sheegay inay mareyso meel fiican xalinta khilaafaadka ka taagan xubnaha gobolada waqooyi

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay arinta gobolada Waqooyi ee Somaliland oo uu ka taagan yahay khilaaf dhaliyay in...

Kenya oo sheegtey inay bilaabeen baaritaan la xiriirea diyaarad shaley kusoo dhacdey ceelwaaq

Maamulka Duulista Hawada ee Kenya ayaa sheegay inay bilaabeen baaritaano la xiriira diyaarad ku dhacday xero militari oo ku taal magaalada Ceelwaaq ee gobolka...

Magalada muqdisho oo maanta si weyn looga ciiday

Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn looga Ciiday Maalinta Koowaad ee Ciida Carafo, iyada oo Masaajida iyo Goobaha fagaaraayaasha lagu dukaday salaada Ciida. Masjidka Isbaheysiga...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo maanta shacabka soomaliyeed uga hambalyeeyey maalinta ciida

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Munaasabadda Maalinta koowaad ee Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img