WARARKA

Mareykanka oo ka hadley duqeymo uu alshabab ku fuliyey

Mareykanka ayaa markale bartilmaameedsaday dagaalamayaasha Al-Shabaab, isagoo qaaday duqeyntiisii labaad afartii maalmood ee la soo dhaafay ka dib muddo ku dhow lix bilood oo...

Midowga musharixiinta oo soo dhaweeyey go,aankii reysulwasaraha xilka kaga qaadey labada sarkaal

Golaha Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa bayaan kasoo saaray talaabooyinkii ugu dambeeyay ee uu qaaday Raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble. War qoraal ah oo kasoo...

Wasiirka cadaalada oo qirey in shacabka aysan kalsooni badan ku qabin hay’adaha garsoorka dalka

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in tan iyo markii uu la wareegay Xafiiska Wasaaradda uu ogaaday in dadka...

Alshabaab oo duqeyn loogu geystey deegaanka xarardheere

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Al-Shabaab ay la kulantay khasaare kale oo weyn, kaddib markii duqeyn xagga cirka ah ay ku garaacday dagaalamayaal ku...

Reysulwasaare Rooble oo kulan la qaatey gudiga doorashooyinka

Raysal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan casho sharaf la qaatay guddiga doorashooyinka heer Fedaraal. Raysal wasaare Rooble ayaa cashada sharafta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img