WARARKA

Gudiga amniga galmudug oo soo saarey sharciyo cusub oo lagu sugayo amniga

Shir jaraa’id oo maanta magaalada Dhuusomareeb ay ku qabteen Guddiga amniga Galmudug ayaa waxa ay awaamiir ka soo saareen amniga deegaanada Maamulka gaar ahaan...

Sheekh Shariif oo beeniyey inuu ka tanaasuley tartanka madaxweynenimo

Gudoomiyaha Xisbiga himilo qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ka hadlay Arimo la isla dhexmarayey saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada. Shariifka ayaa beeniyey...

Maamulka galmudug oo magacaabay gudiga doorashooyinka aqalka sare

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa xalay magacaabay xubnaha Xildhibaanada golaha Wakiilada qabashada doorashada Aqalka Sare ee BFS. Xubnaha uu magacaabay guddoomiye Gacal...

Gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka-sida qeybteeda galmudug oo fariin u direy ciidamada

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida qeybta Maamul Goboleedka Galmudug Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasan ayaa uga digay Ciidamada kala duwan ee Qalabka sida inay...

Reysulwasaare Rooble oo kulan isugu yeeray xubnaha gudiga doorashoyinka gobolada waqooyi

Raysal wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa isugu yeeray kulan deg deg ah xubnaha guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi. Kulanka ayaa la sheegay inuu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img