WARARKA

Maxkamada ciidamada qeybteeda galmudug oo xukun ku ridey askari

Maxkamada ciiidamada qalabka sida ee qaybta Galmudug ayaa maanta u fadhiisatay gar-maqalka dacwad ciqaabeed dil ah oo uu ku eedeeysnaa dable Booliis Maxamed Baryare...

Gudiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo baydhabo u safrey

Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur iyo waftdi uu hogaaminayo ayaa saaka u safray magalada baydhaba halkaasi oo lagu wado inay...

Taliyaha ciidanka booliiska oo sheegey inaysan jirin cid loo diidey warqada dembi baarista

Taliyaha ciiddanka booliiska Soomaaliya, Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa beeniyay in hay’adda dambi baarista Soomaaliya ee CID, ay warqadda dambi la’aanta u diiday siyaasiyiin...

Sanater Xuseen Sheekh oo bartiisa facbooga soo dhigey sababta looga saarey liiska musharaxnimada

Sanater Xuseen Sheekh Maxamuud oo kamid ahaa Xildhibaannada Aqalka Sare ee Afartii sano ee la soo dhaafay oo shaley laga reebay liiska musharixiinta aqalka...

Gudiga doorashada heer federaal oo soo dhaweeyey doorashadii ka dhacay magalada kismanyo

Guddoomiyaha Gudiga doorashada heer federaal, Maxamed Xasan Cirro ayaa ka hadlay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo ee maamul goboleedka Jubbaland, taasi oo lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img