WARARKA

Xildhibaanadii koonfur galbeed ee uu isku haleynaayey farmaajo oo kala fakadey

Warar lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in saacadihii u danbeeyay ay garabka madaxweyne Farmaajo ka baxeen xildhibaannadii ugu badnaa oo uu ku xisaabtamayay dib u...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo kulan la qaatey warbaahinta ka howl gasha magalada muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay madaxda warbaahinta madaxa banaan iyo qaar ka mid...

Boliiska oo sheegey in magalada muqdisho bendow la gelin doono caawa

Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in caawa laga billaabo magaalada Muqdisho la galin doono xaalad Bandow ah oo looga golleeyahay adkaynta ammaanka magaalada Muqdisho oo...

Gudoonka labada aqal oo kulan la qaatey saraakiisha sare ee howlgalka atmis

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeeshay gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka...

Musharixinta oo laga codsadey iney soo gudbiyaan magaca xubinta u qaabilsan tirinta codadka

Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa goordhaw soo saaray fariin ku socota Musharaxiinta u taagan tartanka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya. War qoraal ah oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img