WARARKA

Mareykanka oo soo dhaweeyey doorashadii uu ku guuleystey Xasan Shekh Maxamuud

Dowladda Maraykanka ayaa soo dhaweysay doorashadii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana wasaaradda arrimaha dibada Maraykanku ay sheegtay inay rajeyneyso in ay si dhow...

Reysulwasaaraha itoobiya oo u hambalyeeyey madaxweyne cusub

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa war ka soo saaray doorashadii xalay ka dhacday magaalada Muqdisho, taas oo uu ku guuleystay Madaxweyne Xasan...

Dowlada ingiriiska oo sheegtey iney la shaqeyn doonto madaxweynaha cusub

Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay inay siweyn ula Shaqeyn doonto Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Soomaaliya ee Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo markii labaad dib...

Reysulwasaare rooble oo u hambalyeeyey madaxweyne Xasan sheekh maxamuud

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo ay doorteen BFS labadiisa aqal. Madaxweyne Xasan...

Xerada afisiyooni oo maanta lagu wado inay ka dhacdo doorashada madaxweynaha

Waxaa lagu wadaa in Saacadaha soo socda ee Maanta ah in Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho inay ka dhacdo doorashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img