WARARKA

Mareykanka oo sheegtey Weerarkii shaley ka dhacay Degmada Jilib

Dowlada Mareykanka ayaa sheegatay inay qaaday duqeyn ay la eegteen sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab maalintii shalay. Mareykanka ayaa sheegay in weerarka bartilmaameydkiisa uu...

Dhageyso: Gudoomiyaha Gobolka Bakool oo Eedeyn Iyo Dhaliil Xoogan u Jeediyay Dowlada, Maamulka G/Baay Iyo Xildhibaanada DM

Gudoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cabdi Maxamed (Tooll) ayaa eedeyn culus u jeediyay dowlada uu Madaxweynaha ka yahay Xasan Guurguurte oo ku aadan wax ka...

Dhegeyso:- Wareysi aan la yeelaney C.qadir Ahmed Dhagacade oo ka mid ah Musharixiinta Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya

Waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney C/qadir Axmed Dhagacade oo ka mid ah Musharixiinta xilka madaxweynenimo ee maamul goboleedka koonfur galbeed somaliya isaga oo jooga...

Maxaa kasoo baxay shirkii jaaliyadaha DM ee Scandanavia ey yeesheen

Xubno tira badan oo ka kala socday jaaliyadaha DM ee dalalka Skandaneefiyanka (Denmark, Norway , Sweden io Finland ) iyo waddamada kale ee Yurub sida Jarmalka iyo Biljamka, ayaa...

Inta reer Gedo aan dhiigoodu isku daadan!

Gobolka Gedo oo ka mid ahaa goboladii ugu deganaa tan iyo intii Xarakada Shabaab gacanteeda laga saaray ayaa waxaa haatan soo ifbaxaaya in gobolkii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img