Dhegeyso:- Wareysi aan la yeelaney C.qadir Ahmed Dhagacade oo ka mid ah Musharixiinta Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya

1
43

dhagacadeWaxaan qadka telfoonka ku tiigsaney C/qadir Axmed Dhagacade oo ka mid ah Musharixiinta xilka madaxweynenimo ee maamul goboleedka koonfur galbeed somaliya isaga oo jooga magalada muqdisho.

C/qadir ayaa waxaa uu inoo sheegey in abaabulka uu marayo meel heer sare ah ergooyinkiina ey intooda badan ku sugan yihiin magalada baydhaba inta hartey ey maanta iyo berito ey tegi doonan magalada baydhabo.
wareysigiisa oo dhan waakan ee inala dhegeysta.

 

cabdulkadir dhaga cade

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

cabdulkadir dhaga cade Mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Xagee loo cararayaa??? Shirweynaha weli ma bilaabanin,ergooyinkii ka qeybgali lahaayeena weli ma dhameystirna. Weli lama oga waxa la isku raaci doono ama lagu heshiin doono. Shirweynaha marka uu bilowdo oo la isku raaco waxaan rabno, ka dib ayaa loo sameyn doonaa DASTUUR guud iyo XEER HOOSAAD oo qeexayaan maamulka uu yeelan doonaan lixda gobol sida xildhibaano, guddomiye baarlamaan,Madaxweyne, Madaxeyn ku xigeeno R/Wasaare iyo waxii soo raacaaaanba. Kuwa haadan isku soo sharaxayaan madaxweyninimada ha loo sheego in cisbitaalada iskaga jiraan ilaa shirka uu ka furmayo oo loogu baahdo musharixiin

Comments are closed.