WARARKA

Madaxweyne Madoobe Nuunow: “Baydhabo waa Goobta Wadatashiga iyo Walaaleenta Ummadda Koonfurgalbeed”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka ee Koonfuurgalbeed Mudane Madoobe Nuunow ayaa Shalay ka qaybgalay Munaasabad Lagu dooranayay Madaxweyne ku Xigeenka Labaad ee Dowlada Konfurgalbeed. Doorashadan waxaa...

Dhegayso..Afhayeen Dowlad goboleedka K/G Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur Ugaas Xuseenley “Dowlada maalmaha soo socda waan ka yaabin doonaa”

Afhayeen Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur Ugaas Xuseenley oo maanta u waramay saxaafada kadib kolkii ay soo gabagabawday xafladii lagu...

Dhegayso…Madaxweyne kuxigeenkii labaad ee K/G oo ladoortay lana dhaariyay

Xaflad balaaran oo ay ka soo qaybgaleen Sedexda gole ee uu ka koobmo Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur Galbeed ayaa waxay maanta ka dhacday...

SHIRKA JAALIYADAHA KOONFUR GALBEED EE YURUB 16-17 AUGUST 2014 FALKÖPING SWEDEN

Kullan aan caadi aheyn oo dhinaca taleefonka oo ay yeesheen Jaaliyaddaha Koonfurg albeed ee UK, Norwary iyo Sweden 02 August 2014, ayaa waxaa la...

Safiirka Somaliya U Fadhiyo Dalka Kenya Oo Kenya Ka Dalbadey In lagu Soo wareejiyo Xasan Xanafi

Danjiraha Somaliya u fadhiya dalka Kenya, ayaa bidhaamiyay in Dowladda Somaliya ay Kenya u bandhigtay, in ay ku soo wareejiso ninka la rumeysan yahay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img