Afhayeen Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur Ugaas Xuseenley oo maanta u waramay saxaafada kadib kolkii ay soo gabagabawday xafladii lagu doortay Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowlada KoonfurGalbeed Jaylaani Abuukar Jimcaale ayaa waxa uu sheegay in howshoodu ay tahay u adeega Shacabka KoonfurGalbeed.
Madaxweyne ku xigeen Maamulka ee maanta la doortay Jaylaani Abuukar Jimcaale ayaa ka soo jeeda Degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha hoose.
Halkan ka dhegayso WareysigaUnknown Album
WAA WAX LOO BAAHANYAHAY IN LAYSKA DHICIYO
MAR WALBA WAXAAD OGAATAAN IN ILAAHAY UU LAJIRO XAQA , WAANA HUBAA IN AAN KAGUULAYSAN DOONOKUWAN EE HALA ADKAYSTO IN SHAA’ALH WAAN GUULAYSANEY ..
Comments are closed.