WARARKA

Deg Deg: Ciidamo Hubeysan oo Xoog ku Galay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.

Ciidamo taabacsan wasiirka dastuurka iyo cadaalada ayaa saakay xoog ku galay xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Avv. c/qaadir maxamed muuse, wararka waxaa ay...

Dhagayso: Dagaal u Dhaxeeya Dad Shacab ah iyo Alshabab oo ka Bilowday Deegaano ka Tirsan Gobolka Baay

Dagaalkan u dhexeeya Dadka Deegaanka iyo Shabaab wuxuu Bilowdey ka dib markii Shabaab ku soo rogeen Dadka Deegaanka  iney Bixiyaan Lacago lagu SHeegey in lagu...

Madaxa Isbaaroolayda gobolka Shabeelaha hoose Liibaan Madaxweyne oo xabsi guri la geliyay

        Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka General Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa waxa uu xabsi guri geliyay Madaxa Isbaaroolayda gobolka Shabeelaha hoose Liibaan Madaxweyne iyo Sedex...

Doorashada Gudiga Olympic-da KoonfurGalbeed oo beri Baydhabo ka dhici doonta

            Waxaa maalin-nimada berito ah ka dhici doonta magaalada Baydhabo caasimada Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfurgalbeed xaflad aad u balaaran oo  lagu soo afjari doono...

Daawo: Dagaalkii Marinka Gaza oo Istaagay iyo Khasaaraha uu Geystay

Maalintii Talaadada markay Saacadu ehayd Tobankii Subaxnimo waxa hirgalay Xabadjoojin u dhaxaysa Falastiiniinta iyo Israa`iil.  Caasimada Wadanka Masar ayaa ka socda Wadal u dhexeeya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img