SHIRKA JAALIYADAHA KOONFUR GALBEED EE YURUB 16-17 AUGUST 2014 FALKÖPING SWEDEN

0
235

ogaysiisKullan aan caadi aheyn oo dhinaca taleefonka oo ay yeesheen Jaaliyaddaha Koonfurg albeed ee UK, Norwary iyo Sweden 02 August 2014, ayaa waxaa la isku raacay in laqabto shirwayne ay isugu yimadaan dhamaan jaaliyaddaha Koonfur galbeed ee Yururb.

Sidaa daarteed,  waxaa la ogeysiinaya  isla markaasna lagu casumayaa dhamaan  Jaaliyaddaha koonfur galbeed ee ku dhaqan waddama Yurub,  iyo dhammaan shaqsi kasto oo danynayo horumarka bulshada koonfur galbeed oo ku degen Yurub in laqabandoono kullan ay isugu yimaadaan Jaaliyaddaha KG ee Yurub, kaas oo ka dhici doono Magaalada Falköping ee waddanka Sweden.

 

Taarikhda:           16 – 17 August 2014

Goobta Shirka : Falköping, Sweden

 

Agendaha  Shirka: 

 

1. Wadashaqeyn dhexmarta dhammaan Jaaliayddaah Koonfur galbeed ee Yurub.

 2. Sidii loo heli lahaa qaab midyasan oo ummadda koofur galbeed loo garab istaagi lahaa, dhinacyada badan ee arimaha burlshada iyo horumarinta.

Haddaba  waxaa la ogeysaniyaa dhammaan ka soo qeybgalayaasha dayanynaya arimaha shrika in ay kalA soo  la xiriiraan  shaqsiyaadkaan hoos ku qoran, wixii faahfaahin oo dheeraad ah oo ku saabsan shirka iyo waqtiga:

Ali Aden   Mohamed – Falköping/Sweden – Tel. No. 0046708819067

Abdullahi Aden Balck-  Norway –  Tel.004796971307

Abdiazis Sheikh Mukhtar  , UK Tel. 00447448211224

Abdikarin  Mohamed  Ali (Yaanyuurow) UK – Tel. 0044783379909.

 

 

 

Xiriiriyaha Shirka koonfur galbeed ee Yurub

Abdulkadir Abukar Sheikh

Dallada Koonfur galbeed Sweden

email: sydvast.somaliska@outlook.com