WARARKA

Wasiirka gaashaandhiga dalka kenya oo maanta booqasho ku yimid magalada muqdisho

Waasiirka Gaashaandhigga dowlada federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Difaaca Dalka Kenya Adan Bare Ducaalle. Safarka...

Madaxweynaha dalka jabuuti oo maanta booqasho ku yimid magalada muqdisho

Wafdi uu hoggaamimayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goordhow soo gaaray Caasimadda Soomaaliya ee magaalada muqdisho. Madaxweynaha Jabuuti iyo Wafdiga la socda ayaa...

Dowlada federaalka oo fariin adag u dirtey shirkada Genel Energy

Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto howl-galka sharci darrada ah ee la doonayo in Shidaalka...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo kulan la qaatey golaha musharixiinta koonfur galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay Midowga Musharraxiinta Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed. Musharraxiinta Koonfur...

Xildhibanada taageersan cabdicasiis lafta gareen oo warbaahinta magalada baydhaba la hadley

Qaar katirsan xildhibaannada barlamaanka Koonfur Galbeed oo si weyn gacan saar ula leh hogaamiyaha waqtigiisa dhamaaday cabdicasiis lafta gareen ayaa dowladda federalka ku eedeeyay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img