Waasiirka Gaashaandhigga dowlada federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Difaaca Dalka Kenya Adan Bare Ducaalle.
Safarka Wasiir Ducaale uu ku yimid magaladada Muqdisho ayaa salka ku haya siduu uga qeyb geli lahaa xafladda furitaanka Akademiyad Goboleedka Af- Soomaaliga ee (AGA).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray Xarunta dhexe ee Akadeemiyad Goboleedka Af- Soomaaliga ee (AGA.
