WARARKA

Shirka Dib u Hishiinta Beelaha Dega Gobolka Shabelaha Dhexe oo Maanta Ka furmey Degmada Jowhar

Maanta waxaa gaarey Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumada Soomaaliya C/rashiid Xiddig. Wafdigaasi...

Wasaarada Aminiga oo Sheegey Iney Gudi u Saareen Dilkii Loo Geystey sarkaalkii Ka Tirsanaa UNMASS Ee Lagu Diley Magalada Baladweyne

Wasiirka Amniga Gudaha Somalia, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay inuu guddi gaar ah u saaray baarista dilkii loogu geystay degmada Baladweyne ee xarunta gobolka...

Dhegeyso:-Ciidan Labisan dareyska Dowlada oo Maanta Barakacayaal ku Laayey Jaamacada Gaheyr

Wararka inaga soo gaaraya Jaamacadda Gaheyr ee degmada Hodan ayaa ku soo warramaya in maanta is rasaaseyn halkaas ay ku dhexmartay Ciidamo ka wada...

Dhegeyso:-Gudiga Xuduudaha iyo Federaalka oo Maanta Warsaxaafadeed Kasoo Saarey Dhul Boobka Kenya

Guddiga madaxa banana Ee Xaduudaha iyo federaalka oo maanta kulan isugu yimid ayaa waxa ay kaga hadleen xad-gudubka Kenya ay ku soo sameysay dhulka...

Daawo:-Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Sedexda Masuul ee Ugu Sareysa Dalka

Somaliya alow u maqan Amii Camir ayaa maata waxaa uu sawir aan caadi aheyn ka sameeyey xaalada guud ee uu dalka ku sugan yahay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img