Wararka ka imaanaya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in uu halkaasi si habsami leh uu uga socdo Shirkii Midaynta Beelaha...
Waxaa inoo suura gashey in aan qadka telfoonka ku tiigsano gudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha gobolka shabeelaha hoose Cabdi fataax Cabdulle Yusuf isaga oo...