WARARKA

Xaalada Guud ee Degmada Baledweyne oo Maanta Kacsan

Inta badan waxaa xiran ganacsiga guud Beledweyne, sidoo kalena waxaa gaabis ku jira isku socodka gadiidka dadweynaha, kaddib xiisad ka dhalatay dil maalintii shalay...

Koodxa Xagjirka ee Daacish oo Sheegtey Falkii Arxandarada ahaa Ee Xaley Ka Dhacay Magalada Paris

Ugu yaraan 128-ruux ayaa ku geeriyooday, iyadoo ay ku dhaawacmeen 180-qof oo kale qaraxyo ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska, sida ay sheegeen...

Daawo:-Muxaadaro Ka Hadleysa Beenta Iyo Namiinka

Daawo muxaadaro looga hadlaayo beenta iyo isku dirka ama namiinka oo uu inoo soo jeedin doono Sheikh Xasan Ibraahim Ciise ajir iyo xasanaad ilaahey...

Dhegeyso:-Xubnaha Baarlamaanka oo Maanta Meel Mariyey Qaraar Ka Dhan Ah Xadgudubka Keynka Ku Heyso Xududa Somaliyeed

Kulankii maanta ay xildhibaanada ku yeesheen golaha Shacabka ayaa loogana doodayay qaraar qabyo ah oo ay soo diyaariyeen guddiyada arrimaha gudaha iyo dibadda Baarlamaanka...

Hogaamiyaha Raaskambooni oo Difaaceya Xadgudubka Kenya Ay Ku Heyso Dalka Somaliya

Hogaamiyaha raaskambooni , Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay qorshaha dalka Kenya ay ku doonayso inay kaga dhisto darbiga xadka ay wadaagaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img