WARARKA

Abaaro ba,an oo ku dhuftey deegaano ka tirsan degmada walaweyn ee gobolka shabelaha hoose

Degaanno ka tirsan degmada Wanlaweyn ee gobolka shaabeelada Hoose ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto Abaar daran oo sameeysay dadka iyo duunyada...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo sheegay inuu diyaar u yahay wadahal uu la galo alshabab

Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh oo wareysi siiyay telefishinka caalamiga ah ee Aljazeera, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wada hadal la...

Reysulwasaare Xamsa oo sheegey in dib u habeyn lagu sameyn doonto lacagta shiling somaliga

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyey kulankii koowaad ee Guddiga Heer Qaran ee Hagista Mashruuca Dib-U-Daabicista Shillin Soomaaliga. Kulankaan ayaa...

Dowlada federaalka somaliya oo turkiga ugu deeqdey 5 milyan oo doolar

Dowladda Soomaaliya ayaa $5 milyan oo dollar ugu deeqday Turkiga, taasoo ah gurmadka dhulgariirka ku dhuftay dalkaas, kaasoo geystay khasaare weyn. Kaalmadan oo ka timid...

Isimada SSC oo kulan la qaatey masuuliyiin ka tirsan maamulka puntland

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa Isimida SSC ee muddooyinkii dambe ku sugna magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo shalay gaaray magaalada Garoowe ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img