WARARKA

Wasaarada diinta iyo awqaafta oo sharuudo culus hor dhigtey shirkadaha doonaya iney u adeegaan xujeyda sanadkan 2023

Shirkadaha doonaya iney u tartamaan u adeegida Xujeyda Soomaaliyeed ayay guddiga hor dhigeen iney soo buuxiyaan sharuudo dhowr iyo toban qodob ka kooban oo...

Baarlamaanka oo maanta ansixiyey sharciga la dagaalanka argagixisada

Barlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay sharciga la dagalaanka Argigixisada, sharcigaas oo la sheegay inuu barlamaanku ku sameeyay dib u eegis. Tiro 133 xildhibaan ah ayaa cod...

Reysulwasaare Xamsa oo Shaqo joojin ku sameeyey gudiga maamulka hey’ada duulista hawada

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu shaaciyay in shaqo joojin lagu sameeyay guddiga maamulka hay'adda Duulista...

Maamulka puntland oo xukun dil toogasho ku fulisey dhowr shaqso oo ka tirsanaan jirey alshabab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa xukun toogasho ah ku fulisay Xukumanayaal ka tirsanaa Ururada Al-Shabaab iyo Daacish kuwaas oo tiradoodu...

Golaha shacabka oo maanta la filaayo iney ansixiyaan dhowr hindise sharciyeed

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img