Wasaarada diinta iyo awqaafta oo sharuudo culus hor dhigtey shirkadaha doonaya iney u adeegaan xujeyda sanadkan 2023

0
454

Shirkadaha doonaya iney u tartamaan u adeegida Xujeyda Soomaaliyeed ayay guddiga hor dhigeen iney soo buuxiyaan sharuudo dhowr iyo toban qodob ka kooban oo ay ugu horeyso in Milkiilayaasha shirkaddaha ay yihiin muwaadiniin Soomaaliyeed.