WARARKA

Isimada ssc oo go,aano cusub kasoo saarey dagaalka ka socda magalada laascaanood

Isimida dhaqanka ee beelaha SSC ayaa markale ka hadlay dagaalka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, iyaga oo sheegay in xilligaan uu wada-hadal suurtagal...

Itoobiya oo looga digey iney biyo xereen ku sameyso webiga niil

Wasiirrada arimaha dibbada ee dowladaha jaamacadda Carabta ayaa waxay ka digeen biyo xireenka halka dhinac ee ay dowladda Itoobiya ka waddo webiga Niil. Bayaan ay...

Teliye ku xigeenka ciidamada atmis oo booqdey ciidamo ku sugan beledweyne

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) u qaabilsan dhanka Howlgallada iyo Qorshayaasha, Maj. Gen. Marius Ngendabanka ayaa booqday Ciidamada...

Shirkada diyaaradaha flydubai oo safarkeedii ugu horeeyey maanta ku timid magalada muqdisho

Shirkadda diyaaradaha Flydubai ayaa maanta si rasmi ah u billowday duulimaad toos oo ah Dubai-Muqdisho. Diyaaraddii ugu horreysay ee shirkadda, oo nooceedu yahay Boeing 737...

Gaari lagu xirey walxaha qarxa oo maanta lagu qarxiyey degmada xamarweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax jugtiisa laga maqlay xaafado ka tirsan degmooyinka Xamarweyne iyo Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img