WARARKA

Wasaarada kaluumeysiga xukuumada federaalka oo digniin u dirtey maraakiibta ka kaluumeysata xeebaha dalka

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War saxaafadeed ka soo saartay maraakiibta sida sharci darrida ah uga kalluumeysta Badda...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo kulan la qaatey amiirka dalka qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas kulan kula yeeshay Amiirka dalka...

Mooshin mudo kororsi ah oo la hor keeney baarlamaanka iyo xildhibaano ka hor yimid mooshinkaas

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka ayaa si kulul uga hadkay mooshinka lagu doonayo in muddo xileedka barlamaanka laga dhigo shan sano ah, sidaasna uu...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo ka hadley tabashooyinka ay qabaan beelaha qaar

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay ka hadlay tabashooyinka ay beeluhu ka qabaan dowladda federaalka, taasi oo toddobaadyadii dambe...

Hogamiyaha xisbiga wadani ee maamulka somaliland oo ku baaqay in la joojiyo dagalada ka socda laascaanood

Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku baaqay in miiska wadahadalka lagu xaliyo colaada Laascaanood, isaga oo xukuumada talo xumo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img