WARARKA

Amisom oo Sheegtey Iney Sarkaal Ka Tirsan Alshabab Ku Dileen Janaale

AMISOM ayaa ku sheegay bayaan ay soo saareen maanta in Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab lagu dilay howlgal ay si wadajir xalay u...

Dhegeyso: Maamulka Dekeda Berbara oo Loogu Yaboohey Dalka Itoobiya

Kulan looga hadlayey maamulida dekeda berbera ayaa maalmahanba waxaa uu ka socdey magalada Adis Ababa ee dalka itoobiya halkaasoo ay somaliland iyo itoobiya ku...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegey In Dowlada Ay Bilowdey Dagaalo Ka Dhan Ah Alshabab

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay sheegay inuu billowday duullaan looga horjeedo Al-shabaab, kaaso uu sheegay inay wadaan ciidamada xoogga Somalia iyo kuwa...

Dhegeyso:-Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Federaalka oo Sheegey Iney Adag Tahay Sidii Loola Macmiloon Lahaa Alshabab

Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxa uu ka hadlay ficilada ay sameynayaan ururka Al-shabaab wuxuuna ku sheegey iney yihiin...

Daawo Amiin Camir oo Maanta Sawir Ka Sameeyey Qaar Ka Tirsan Nabadoonada Beelaha Hawiye oo Dulmi Ku Duceysanaya

Kol dhow ayey aheyd kolkii odayaasha beelaha hawiye oo ay hogaaminayaan Xaad iyo Axmed Diiriye ay kulan ay rabaan in ay ku boobaan gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img