Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxa uu ka hadlay ficilada ay sameynayaan ururka Al-shabaab wuxuuna ku sheegey iney yihiin ficilo waali ah isla marakaana aysan jirin qaab loola macaamiloodo.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
