Kol dhow ayey aheyd kolkii odayaasha beelaha hawiye oo ay hogaaminayaan Xaad iyo Axmed Diiriye ay kulan ay rabaan in ay ku boobaan gobolka banaadir ku yeesheen kulankaas oo ay kasoo qeyb galeen qaar ka tirsan xildhibaanada beelaha hawiye iyo oayaashooda, Amiin Cammir oo la socda qaadka ay u shaqeeyaan odayaashan ayaa maanta qalinkiisa dul dhigay Xaad iyo Diiriye oo ku duceysanaya in ilaahey u saqiro boobka ay ku hayaan dadka nabada jecel.

