Dhegeyso: Maamulka Dekeda Berbara oo Loogu Yaboohey Dalka Itoobiya

0
283

Kulan looga hadlayey maamulida dekeda berbera ayaa maalmahanba waxaa uu ka socdey magalada Adis Ababa ee dalka itoobiya halkaasoo ay somaliland iyo itoobiya ku gorfeynayeen.

Gabagabadii kulanka ayaa labada dhinac isku afgartey in itoobiya lagu wareejiyo maamulka dekeda berbera si ay halkaasi howsha uga qabtaan isla markaasna looga faaiideeyo dalka itoobiya oo aan deked laheyn

Si kastaba arintu ha ahaatee dalka somaliya ayaad moodaa inuu noqdey dal aan cidna laheyn cid kastana ay cadka ay heysato ka iibineysano dowlada deriska la ah balse suaaha la is wada weydinayaa waxaa ay tahay 15 kadib somaliya ma jiri doontaa mise wexey noqon doontaa dal loo qeybiyey itoobiya iyo kenya.

Dekada Berbara

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

Dekada Berbara Mobil