WARARKA

Dhegayso…Wararka maanta ee Wadajirradio ATL

----Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta doortay guddiga ka shaqayn doona doorashada guddoonka Baarlamaanka. ----Doorashada Xildhibaanada goballada Waqooyi oo kali ka socota Muqdisho ----Taliye xigeen lagu dhex dilay...

Aqriso:Magacyada Gudiga Qaban Qaabada Doorashooyinka Madaxweynaha Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka

Guddiga qaban qaabada doorashadda Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta la magacabay, kadib kulan Mudanayasha baarlamaanka ay ku yesheen magaalada Muqdisho. Guddiga oo ka kooban 15...

Dhegeyso:Baarlamaanka oo Ku Dhegen Wasiirka Maalliyada iyo Madaxwene Xasan Sheekh

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad ugu soo horjeestay ansixinta Miisaaniyada Dowladda ee Saddexda Bilood ee soo socota. Xildhibaan Cabdi Cali, Xildhibaan...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo Sheegey In Abaar Xun Ka Jirto Deegaano Ka Mid Ah Gobolka Baay

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay C/laahi Cali Watiin ayaa ka warbixiyay booqasho uu ku tagay deegaanka Awdiinle oo qiyaastii 28 km u jirta...

Xaflada Furitaanka Iskoolka Belidoogle oo Maanta Lagu Qabtey Deegaanka Haakaw ee Degmada Wanleweyn

Xaflad lagu daah furayey dhismayaasha iskoolka belidoogle iyo cisbitaal dhismihiisa kol dhaweyd dhamaadey oo ay soo agaasimeen jaaliyada qurbo joogta ee beesha huweer ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img