Dhegayso…Wararka maanta ee Wadajirradio ATL

0
289

—-Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta doortay guddiga ka shaqayn doona doorashada guddoonka Baarlamaanka.
—-Doorashada Xildhibaanada goballada Waqooyi oo kali ka socota Muqdisho
—-Taliye xigeen lagu dhex dilay gudaha xarunta madaxtooyada Muqdisho.
—Beeraleyda gobolka Shabeelaha hoose oo ka cabanaya biyo la’aan.
—-Banaanbax looga soo horjeedo Isbaarooyin yaala wadooyinka gobalkaShabeellaha Hoose ayaa maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobalkaas.
—-Gabood falka ciidamada AMISOM sektarka sedexaad ee gobolka Shabeelaha hoose oo laga qaylo dhaamiyay.
—Wafdi dhanka amaanka oo ka socda Sweden oo Baidhabo booqday
—-Madaxweyneyaasha Puntlnad iyo Galmudug oo Heshiis ay goobjoog ka ahyd Qaramada Midoobay ku gaaray magaalada Muqdisho.

Halkan ka dhegaysoWadajirradio ATL

Ku dhegayso MobilkaagaWadajirradio Atlanta