Dhegeyso:Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo Sheegey In Abaar Xun Ka Jirto Deegaano Ka Mid Ah Gobolka Baay

0
54

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay C/laahi Cali Watiin ayaa ka warbixiyay booqasho uu ku tagay deegaanka Awdiinle oo qiyaastii 28 km u jirta degmada Baydhabo waxaana uu sheegey in halkaasi ka jirto biyo la,aan baahsan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gudomiyaha Degmada Baydhabo

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha Degmada Baydhabo Mobil