WARARKA

Daawo sawir Ka turjumaaya Waqabadkii Xasan Sheekh 4sano Lasoo Dhaafey

Maalmaha soo socda ayaa xildhibaanada baarlamaanka dowlada federaalka waxaa laga sugayaa in ay doortaan madaxweyne iyo gudoomiye baarlamaan, Amiin camir oo arimaha siyaasada dalka...

Qaraxyo Waaweyn oo Maanta ka Dhacay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan cade

Warar kol dhaweyd inaga soo gaarey magalada muqdisho ayaa sheegaya in labo qarax oo waaweyn goor dhaw ka dhaceen naxaawiga garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Qaraxyadan...

Dhegayso…Afgooye oo kol dhow looga guuri doono Biyo La’aan iyo Isbaaro.

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in kol dhow degmada Afgooye looga guuridoono Biyo La'aan iyo Isbaaro. Halkan ka...

Dhegayso…Ciidamada Madaniga beesha Duubane Digil oo ka qayla dhaamiyay daandaansiga ciidamada AMISOM.

Nabaddoon Ajuuke oo ka mid ah Nabaddoonada beesha Duubane Digil ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay falkii xalay ay ciidamada AMISOM ay ku soo...

Dhegayso..CASHAR KA MID AH CASHARADA KITAABKA ABUU-SHUJAAC

Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. Halkan ka dhegaysoKitaabka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img