WARARKA

Xarunta UNDP Au Ku Leedahay Magalada Muqdisho oo Maanta Qarax Lala Beegsadey

Wararka aan ka helayno Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax lagu xiray mid ka mid ah gaadiidka...

Dhegeyso:Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey In Shariif xasan uu Ku Fashilmey Koonfur Galbeed Istaahilina In uu Dal Hogaamiyo

Wasiirka Diinta iyo awqaafta Maamulka Shariif Xasan, Axmed Maxamed Barre (Macalin Barre) oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka iyo dowladda Soomaaliya...

Hogaamiyaha Maamulka Jubaland oo Ka Hadley Arimo Ku Saabsan Kuraasta La Laaley

Hogaamiyaha Maamul goboleedka goboleedka Jubaland Axmed Max'ed Islaam oo khudbad dheer oo uga hadlayay waxqabadka maamulkiisa sanaddii aynu soo dhaaftey 2016 ka horjeedayay xubnaha...

Dowlada Ugandha oo ugu Baaqdey Dowlada Somaliya Iney dar Dar Geliso Dhisida Ciidamada Xooga Dalka

Dawlada Uganda ayaa ugu baaqday dawlada Soomaaliya in la dadajiyo dhisida ciidamada xoogga dalka Somaaliyeed-ciidamo nidaamsan oo ka tabar badan sida haatan ciidamada SNA...

Dhegeyso:Isbaarooyinka Yaala Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Meelahey kala Yaalaan

Gobolka shabeelaha hoose ayaa hoy u noqdey isbaarooyinka ay dhigtaan kooxaha kasoo kicitimey gobolada dhexe ee dalka somaliya iyo ciidamo u abaabulan qaab beeleed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img