Xaflada Furitaanka Iskoolka Belidoogle oo Maanta Lagu Qabtey Deegaanka Haakaw ee Degmada Wanleweyn

1
103

Xaflad lagu daah furayey dhismayaasha iskoolka belidoogle iyo cisbitaal dhismihiisa kol dhaweyd dhamaadey oo ay soo agaasimeen jaaliyada qurbo joogta ee beesha huweer ee shan caleemo ayaa maanta lagu qabtey deegaanka Haakaw ee degmada wanleweyn.

Munaasabadan ayaa waxaa kasoo qeyyb galey odayaasha beesha shancaleemood, aqoonyahano, culumaaudiin iyo dadyow aad u tira badan oo ka kala yimid tuulooyinka ay ka kooban tahay degmada wanleweyn.

Munaasabadan ayaa waxaa ka hadley maamulaha iskuulka dugsiga sare ee wanlaweyn mudne siidow yarrow kalbow wuxuu aad ugu nuux nux saday arimaha isbitaalka wuxuuna shegay inuu ka dhaxeeyo shan caleemo isla markaan ay ka fa ideysandonan bahweynta shnta caleemood .

Waxaa sidoo kale munaasibada ka hadlay maamulaha shirkada hormuud ee wanlaweyn mudane maxamed buule wuxuuna carabka ku dhuftay in ay garab taagan yihiin marwalba iskuulkaan iyo isbitaalkaan in ay gacan siindoonana

.

1 COMMENT

  1. asc bahda hubeer ee samale wan idin salaamay waxan idin leeyahay hormar wngsan mida kale beelaha aad dariska tihiin xaq dhowra ee waxadna ku shaqeysaan indho furan maxa yeelay aadmiga sidiisa wa cadoow aan wax isu quurin qasatan rer shabeelaha hoose wa dad daniirkii ka dhintay oo dadnino laheyn bal iyaga dhexdooda is xasdaya ruuxa daga nesha asaga uu lamid noqonayo howshu ha socoto

Comments are closed.