WARARKA

Guusha Ummadda Somaaliyeed iyo Guuldarada Shisheeye Kalkaalka

Ayadooo maanta baarlamaanka federaalka ee dowlada somaliya uu doortey gudoomiye baarlamaan una doortey doortey gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Doorashada...

Axmed Xuseen oo Loo Magacaabey Wasiirka Socdaalka, Qaxootiga iyo Jinsiyadaha ee Dalka Canada.

Isku shaandheyn shaley lagu sameeyey golaha wasiirada dalka canada ayaa Ahmed Hussen oo ah nin asalkiisu yahay Soomaali loo magacaabay inuu noqdo wasiirka socdaalka,...

War Deg Deg Ah Prof Maxamed Cusmaan Jawaari oo Ku Guuleystey Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka

Waxaa la soo gabagabeeyay tirada codadka wareegii koowaad ee doorashada oo ay ku tartamayeen ilaa afar musahrax. Wareegii hore waxaa doorashada ku tartamay Prof Max’ed...

Dhegeyso: Ceydiid Ilka Xanaf oo Sheegey In uu Dib Ugu Laaban Doono Gobolda Waqooyi Hadii uu Xil Waayo

Gudoomiyihii hore ee Maxkamada Sare ee Soomaaliya Caydiid Cabdulaahi "Ilka Xanaf" ayaa sheegay in uu dib ugu laaban doono degaanada maamulka Somaliland oo uu...

Dhegeyso: Kooxihii Shaley Shariif Xasan Gurbaanka u Tumaayey oo Hadana Kasoo Horjeestey

Odayaasha Dhaqanka beesha biyamaal  oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay Sheegeen in Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden lagala...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img