WARARKA

Beesha Caalamka oo Ka Hadashey Go,aankii Kasoo Baxay Baarlamaanka Galmudug

Beesha Caalamka ayaa waxa ay ka hadashay dhawaaqii ka soo yeeray xubno ka mid ah Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug, kaas oo ku aadanaa in...

Dhegeyso:Qurbo Joogta Koonfur Galbeed ee Qaarada North America oo Soo Dhaweeyey Xilka Loo Doortey Prof Maxamed Cusmaan Jawaari

Bahda daafeet media ayaa waxaa ay wareysiyo la yeelatey aqoonyaho kasoo jeeda koonfur galbeed sida ay u arkaan doorashooyinkii shaley ka dhacay magalada muqdisho...

Xildhibaan C/wali Sheekh Ibraahim Muudey oo Ku Guuleystey Xilka Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Baarlamaanka

Waxaa goor dhaweyd la soo gaba gabeeyay Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku tartamayeen labo Musharax. Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir...

Baarlamaanka oo maanta Dooran Doona Gudoomiye Ku Xigeenada Golaha Shacabka

Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in xarunta gollaha shacabka ay ka dhacdo doorashada guddoomiye ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee baarlamaanka Soomaaliya. Musharixiinta u...

Wadooyinka Ugu MUhiimsan ee magalada Muqdisho oo Weli Xiran

Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Golaha shacabka ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo Doorashada Guddooomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee Baarlamaanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img