WARARKA

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Shariif Xasan Iyo Cumar C/rashiid

Amiin Camir ayaa bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga turjumayo qaabka ay u fikiraan kooxaha ma dhergayaasha ah ee 26 sano ee...

Daawo: Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo Sheegey In Nafsadooda Halis Ku Jirto

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in amnigooda uu halis ku jiro, kadib markii loo adeegsaday ciidamada Nabad Suggida qaybta ka howlgasha Magaalada...

Dhegeyso: Cabdirashiid Maxamed Xidig oo Ku Hanjabaya In Isbedel lagu Sameyo Hogaanka Sare

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in xilligan ku dhawaad 100 mudane ay u diyaar garoobeen in isbadel uu ku yimaado hoggaanka Sare ee...

Daawo Magalada Baydhabo oo Shaley Lagu Qabtey Xaflad Lagu Soo Dhaweyno Doorashada Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari

Maalintii shaley waxaa magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay waxaa lagu qabtey xaflad aad u balaaran oo ay soo abaabuleen siyaasiyiinta iyo waxgaradka kasoo...

Dhegeyso: Maamulka Ahlusuna ee Gobolada Dhexe oo Soo Dhaweeyey Doorashada Gudoonka Baarlamaanka

Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ayaa ayaa soo dhaweeyey Doorashada Guddoonka Baarlamaanka oo 11-kii ilaa 12-kii bishan ka dhacday xarunta Golaha shacabka ee Magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img