Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Shariif Xasan Iyo Cumar C/rashiid

0
24

Amiin Camir ayaa bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga turjumayo qaabka ay u fikiraan kooxaha ma dhergayaasha ah ee 26 sano ee lasoo dhaafey guranaayey xoolaha umada ayagoo dalka iyo dadkaba ka iibiyey dalalka carabta iyo kuwa deriska nala ah, Balse suaasha la  is weydinaayo wexey tahay goormey dhamaan doontaa baahida xad dhaafka ah oo ay kooxdan dadka iyo dalkaba ku guranayaan.