Dhegeyso: Cabdirashiid Maxamed Xidig oo Ku Hanjabaya In Isbedel lagu Sameyo Hogaanka Sare

0
52

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in xilligan ku dhawaad 100 mudane ay u diyaar garoobeen in isbadel uu ku yimaado hoggaanka Sare ee dalka Xilliga doorashada.

Waxaa uu sheegay in xildhibaanada Soomaaliya ay u baahan yihiin in laga hortago in uusan soo laaban hoggaanka dalka.

Cabdirashiid Maxamed Xidig

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdirashiid Maxamed Xidig MObil