War Deg Deg Ah Prof Maxamed Cusmaan Jawaari oo Ku Guuleystey Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka

0
31

Waxaa la soo gabagabeeyay tirada codadka wareegii koowaad ee doorashada oo ay ku tartamayeen ilaa afar musahrax.

Wareegii hore waxaa doorashada ku tartamay Prof Max’ed Cismaan Jawaari, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, C/fitaax Max’ed Geeseey iyo Idir Aadan Dhatar.
Wareegii hore waxaa ay musharixiinta codadka u kala heelleen:

= Pror Max’ed Cismaan Jawaari [141 cod]
= C/rashiid Max’ed Xidig [ 97 cod ]
= C/fitaax Ibraahim Geeseey [17 cod]
= Idir Aadan Dhakhtar [2 cod]

Gudiga doorashada ayaa ugu dambeytii ku dhawaaqay natiijada oo noqotay in guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya uu ku guuleystay Prof Max’ed Cismaan Jawaari oo mar kale noqonaya guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.