Dhegeyso: Kooxihii Shaley Shariif Xasan Gurbaanka u Tumaayey oo Hadana Kasoo Horjeestey

0
107

Odayaasha Dhaqanka beesha biyamaal  oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay Sheegeen in Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden lagala kulmay Khasaarey iyo tacab beel isla markaana waxay ugu baaqeen inuu Xilka baneeyo.

Mid ka mid odayaashii meesha ka hadley bal nala dhegeysta hadaladiisa.

Beesha Biyamaal

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Beesha Biyamaal Mobil