Maamulka Puntland ayaa sheegay in qorshayaal Cusub oo la Xiriira sugidda amaanka ay diyaariyeen isla markaana Ciidamo fara badan la geeyay Wadooyinka iyo Isgoosyadda...
Ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Africa ee AMISOM, ayaa dib maanta ula wareegay degaanka Goof-Gaduud oo 30-KM u jira Magaalladda...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay la shaqeeyaan Ciidanka Booliska Soomaaliya.
Waxa uu sheegay shacabka...