WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Dalka Dib ugu soo Laabtey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, kadib maalmo uu booqasho ku joogay qaar kamid ah...

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka oo Sheegtey Iney Bishan Afurin Doonaan 1.1 Miyan oo Ruux

Wasiirka Gargaarka Iyo Maareynta Musiibooyinka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maryan Qaasim, ayaa maanta oo jimca ah daah furtay mashruuc cusub oo la doonayo in lagu...

Dhegeyso:Reysulwasaare Kheyre oo Dhhagax Dhigey Mashaariic Nanalka Lagu Gelinayo Airporka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay dhagax dhigay leerarka iftiimiya wadada ay ku ordaan Diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cade Airport ee...

Dhegeyso Faahfaahin La Xiriirta Dagaalo Ka Dhacay Deegaanka Nr 50 ee Gobolka Shabelaha Hoose

Waxaa faah faahino dheeraad ah laga helayaa Dagaal shalay Galab ilaa xalay ka dhacayay Degaano ka tirsan Shabeellaha Hoose. Dagaalkani oo ahaa mid u dhaxeeya...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta Xukun Dil Ah Ku Fulisey Eedeysane Yusuf Xuseen

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin lagu eedeyay in uu dilay Taliyihii Nabad sugidda Gobolka Shabeellaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img