WARARKA

Dowlada Turkiga oo Sheegtey Iney Ka Qeyb Qaadan Doonto Dib u Dhjiska Ciidamada Dowlada Somaliya

Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Ambassador Olgan Bekar ayaa sheegay Dowladda Turkiga in ay ka qeyb qaadaneyso Mashaariicda Horumarineed ee Soomaaliya iyo dib u...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Lagu Qeybsadey 3.5 Aqriso Magacyada Iyo Qaba’iladooda

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa magacaabay Gudoomiyaasha 15 degmo oo gobolka Banaadir ah, ayadoo kuwii hore ay ka hareen labo gudoomiye halka 13 kale ay...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya iyo Madaxweynaha Jabuuti oo Ka Shirey Xalada Dalka Somaliya

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa booqasho rasmi ah shalay ku tagay dalka Jabuuti. Madaxweyne Farmaajo, ayaa waxaa qasriga Madaxtooyada kusoo dhoweeyay...

Alshabab oo 25 Ruux Ka Qafaashey Deegaanka Nr 50 ee Gobolka Shabelaha Hoose

Mas’uuliyiinta gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay in Al shabaab ay qafaasheen ilaa 25 qof kadib, weerar habeen hore ay kusoo qaadeen deegaanka nr 50...

Gaari ay La Socdeen Koox Cayaartooy Ah oo Lagu Xabadeeyey Meel Ku Dhow Degmada Afgooye

Gaari ay la socdeen ciyaartooy kubadda cagta ciyaarta ayaa xalay lagu rasaaseyay degaan u dhow degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Rasaata gaarigu lagu furey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img