WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Gaarey Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goordhow safar lama filaan ah ku tagay magaaladda Jabuuti ee dalka Jabuuti. Madaxda dalka Jabuuti oo...

Ciidanka Xooga Dalka oo Sheegey Iney Howlgalo Ka Bilaabeen Deegaano Hoos Taga Gobolka Bakool

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta bilaabay howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab , waxaana howlgalkaasi uu si toos uga bilowday degaano ka tirsan gobolka...

Abaan duulaha Ciidanka Xooga Dalka Somaliyeed oo Sheegey Iney Diyaar Garow Ugu JIraan Dagaal Ka Dhan Ah Alshabab

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood, ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay diyaar garow xoogan ugu jiraan sidii loola dagaalami...

Wasiirka Wasaarada warfaafinta oo Ka Hadley Dilalka Magalada Muqdisho Loogu Geysto Ergooyinkii Soo Doortey Xildhibanada

Iyadoo beryahan ay magalada muqdisho kusoo badaneysey dilalka loo geysto Ergooyinkii soo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa arrintaas faah faahin ka bixisay Dowlada...

Garoonka Diyaaradaha ee Adan cade oo Kol Dhaw Bilaabi Doona In uu Habeenkii Shaqeeyo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Qalab loogu tala galay in habeenkii uu ku shaqeeyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img