WARARKA

Halkey Ku Dambeysey Dacwadii Loo Heystey Dilkii Ay Geysteen Hantidhowrka Guud iyo Ilaaladiisa

Xog ay heleen daafeet media ayaa sheegeysa in Dacwadihii loo heystay Hanti Dhowrihii Guud ee Qaranka, Dr Nuur Faarax Jimcaale oo ay ciidamadiisa si...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Maanta Ka Sameeyey Damuljadiid iyo Alla Sheekh

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey kooxda Damuljadiid iyo Alsheekh oo beryahan gabaduub ugu jira jirey ay...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta U Kicitamey Dalka Sacuudiga

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu waddaa in uu ka qeyb galo Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta iyo sidoo kale dowladda...

Madaxweynaha dalka Mareykanka oo Maanta Gaarey Magalada Riyaad ee Dalka Sacuudi Arabiya

Madaxweynaha Dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa maanta gaaray caasimadda Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya, halkaasi oo uu uga billaabmay safarkii ugu horreeyay ee uu...

Daawo:Deeq Raashin Ah oo Loo Qeybiyey Shacabka Ku Nool Deegano Hoos Taga Degmada Wanleweyn

Deeq raashin ay ayaa maalintii shaley lagu qeybiyey deegaanada hoos taga degmada wanle weyn ee gobolka shabelaha hoose. Goobta Raashinka lagu qeybinayay ayaa waxaa ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img