WARARKA

Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta oo Xiriirka u Jarey Dalka Qadar

Dowladdaha Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xiriirkii diplomaasiyadeed u jaray dawladda Qadar, iyaga oo ku eedeeyay in ay daganaansho la'aan...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta Bilowdey Iney Dhegeysato Dacwadii Ragii Diley Marxuun Cabaas Siraaji

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah u fariisatay dhegeysiga dacwada loo heysto laba nin oo lagu eedeeyay in ay...

Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Shacabka Kula Hadley Garoonka Kubada Cagta ee Banaadir

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya ayaa maanta khurbad u jeediyey kumanaan qofood oo ku sugnaa garoonka kubada cagta ee Banaadir Stedium aya waxaa uu ka...

Qaar Ka Mid Ah Wadooyinka Magalada Muqdisho o Maanta Xiran

Qaar ka mid ah wadoonya mara degmooyinka gobolka banaadir sida Shibis, Boondheere Cabdi Casiis iyo qayb ka mid ah Xamar weyne ayaa maanta xiran...

Madaxda Urur Goboleedka Igad oo La Isugu Yeerey Iney Ka Shiraan Xaalada Koonfurta Suudaan

Madaxda Urur goboleedka ayaa kulan deg deg ah ku yeelanaya Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya 12-ka Bishaan sida uu shaaciyay Madaxa Urur Goboleedka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img