WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka iyo Reysulwasaaraha oo La Kulmey Denjiraha Midowga Yurub u Qaabilsan Bariga Africa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta la kulmay danjiraha midowga Yurub u qaabilsan...

Hay’adda Qaramada Midoobey ugu Qaabilsan Arrimaha Qaxootiga oo Sheegtey In 70 Kun in Ka Badan Ka Tageen Xeryaha Dhadhaab Dibna Ugu Laabteen Somaliya

Hay’adda Qaramada Midoobey ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa Khamiistii lasoo dhaafay sheegtay in dalka Soomaaliya ay kusoo noqdeen 70,516 Qaxooti Somali ah,...

Kulankii Madaxdii Hore ee Africa oo Maanta Lagu Soo Gabagabeeyey Dalka Koonfur Africa

Shirkii loogu magac daray African Leadership Forum 2017, ee ka socday dalka Koonfur-Africa, ayaa shalay si rasmi ah loosoo gaba-gabeeyay. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay...

Dhegeyso: Wasiirka Gaashaandhiga oo Sheegey Dadkii Bariire Lagu Diley Iney Ahaayeen Kooxo Hubeysan

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed oo la hadlay VOA ayaa sheegay weerarkii xalay ka dhacay degaanka ee gobolka Shabeellaha Hoose in ay fuliyeen...

Dhegeyso: Xaqiiqda Dhabta ah ee Howlgalii Xaley Ka Dhacay Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabelaha Hoose

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshey daafeet.com ayaa ku warama in howlgalkii xaley ay ciidamada kumaandoosta iyo kuwa mareykanka ay ku qaadeen beer...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img