WARARKA

In Ka Badan 10 Ka Mid Ah Maleeshiyada Alshabab oo Howlgal Xaley Lagu Diley

Howlgal ay sameeyeen ciidamada kumaandoosta ee xooga dalka somaliyeed oo kaashanaaya ciidamada mareykanka ayaa xaley waxaa uu ka dhacay meel ku dhow deegaanka bariire...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Xaley Dib u Furey Taalada Axmed Gurey ee Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa xalay dib u furay Taalada Axmed Gurey oo ku taalla bartamaha magaalada Muqdisho, gaar...

Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo Xaley Kulan La Yeeshey Xildhibanada Labada Aqal ee Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed

Magaalada Muqdisho xalay waxaa kulan ku yeeshay Xildhibaanada labada Gole ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed iyo Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur). Sida aynu...

Ku-xigeenka Xog-hayaha guud ee Qarama Midoobey Dhinaca Siyaasada oo Maanta Yimid Muqdisho

Ku-xigeenka xog-hayaha guud ee Qarama Midoobey dhinaca siyaasada Jeffrey Feltman ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana uu kulamo la qaadanayaa madaxda dowladda. Waxaa lagu...

Daawo Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegey Wixii Ay Ka Wada Hadleen Dowlada Masar

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyo waa weyn ay la gaareen dowladda Masar ayna rajeynayaan in faa’ido weyn ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img