WARARKA

Isbaarooleey Gaari ku Rasaaseysey Inta u Dhexeysa Degmada Afgooye iyo Wanleweyn

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay la socdeen dad shacab ah...

Ciidamo Ka Socda Dalka Turkiga oo Soo Gaarey Magalada Muqdisho

Dowladda Turkiga ayaa la filayaa in bisha September ee nagu soo foolka leh ka furto magaalada Muqdisho saldhig militari oo lagu tababari doono ciidamada...

Reysulwasaare Kheyre oo Kol Dhaweyd Saadaq C/llaahi Cabdi u Magacaabey Xilka Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow u magacaabay Saadaq C/llaahi Cabdi xilka Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska. Digreeto...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Sheegey In Beesha Caalamka Aysan Ka Shaqeyneynin Horumarka Dalka

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed islaam ayaa ku eedeeyay Beesha Caalamka in ay caqabad ku tahay horumarka Soomaaliya. Axmed Madoobe ayaa sheegay in Beesha...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Xaley La Kulmey Jaaliyada Somaliyeed ee Ku Nool Magalada Qaahira

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Max’ed C/llaahi Farmaajo, ayaa xalay la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Masar. Farmaajo, ayaa jaaliyadda kula kulmay xarunta Jaamacadda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img