WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya iyo Madaxweynaha Dalka Masar oo Maanta Kulmey Kana Wada Hadley Qodobo Muhiim ah

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Masar ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalkaas CabdiFitax Al-Siisi, iyaga oo ka wada...

Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta Ansixiyey Sharciga Isgaarsiinta Dalka

Xildhibaanada Aqalka sare ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga Isgaarsiinta dalka, kaa soo horay u meel mariyeen xildhibaannada gollaha shacabka. Wasiirka Boostada iyo...

Dhegayso…Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Shabeelaha hoose”Marna ma dhacayso in inta degmo la xoreeyo dadkeedana la dhibo”

Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Shabeelaha hoose dhinaca dhaqaalaha CabdiFataax Cabdule oo aan maanta wareysi la yeelanay ayaa hoosta waxa uu ka xariiqay in ayan...

Dhegayso…..Cali Boorka”Dhibta taal gobolka Shabeelaha hoose eedeeda waxaa leh Shariif Xasan”

Cali Cabdi Cumar(CaliBoorka) oo maanta marti u ahaa Wadajirradio Magaalada Atlanta barnaamijkiisa Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in Dhibta...

Dhegayso…Gudoomiyaha Dibadjooga ah ee Degmada Awdheegle”Xaalka Degmada Awdheegle waa caadi…”

Xaalada Degmada Awdheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa degan iyadoo ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen deegaano dhowr ah oo hoostaga degmadaas. Hadaba...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img