WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Maanta Safar Ugu Ambabaxay Dalka Masar

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Magaalladda Muqdishu. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay kusii socdaan Magaalladda...

Daawo Dowlada Federaalka oo Qaadatey Go,aankii uu Gaarey Baarlamaanka Hishabele

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa mowqif ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee maamulka Hirshabeelle, waxaana ay dowladdu aqbashay go’aankii ay qaateen xildhibaannada ee kalsoonida lagala laabtay...

Daawo Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar Shariif Xasan Ugu Baaqey inuu Xilka Isaga Dego

Beyahan waxaa magalada muqdisho ka socdey shirar ay yeelanayeen qaar ka tirsan xidhibaanada dowlada federaalka ee kasoo jeeda koonfur galbeed shirarkaas oo ay kaga...

Alshabab oo Lagala Wareegey Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabelaha Hoose

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa shegaya in ciidamada xoogga dalka oo taageero ka helaya ciidamo caalami ah iyo...

Akhriso: Warmurtiyeedka ay Si Wadajir ah usoo Saareen Somaliya iyo Jabuuti oo Iska Kaashanaya Isgaarsiinta iyo Boostada

Wasiirrada Boostada iyo Isgaarsiinta ee dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti, Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan iyo Mudane Cabdi Youssouf Sougueh, ayaa si wada-jir ah u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img